Wariis Bayle oo Ganacsatada Usheegay inay cashuurta kabixiyaan waxaan ka ahayn Cuntada

Wasiirka Maaliyada Soomaliya Cabdirixmaan Ducaale Bayle ayaa waxuu ganacstada usheegay Mar uu ka hadlaayey eedeymo loo soo jeediyey ayuu waxuu sheegay Inaan Cuntada sida bariiska,Somkor,Bur,Caano Iwm aan canshuur laga rabi lakiin wax yaalaha faakihaysiga sida Computer,Taleefon,Games, Iyo kuwa kaloo badan waa in Canshuur laga baxshaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.