Gudoomiye Ciro oo Is casilaad ugu Baaqay Wasiir Sacad Cali shire & Amb Baashe.

ciro

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka wadani ayaa waxuu uGu baaqay wasiirka Arimaha Dibada Somaliland saacad Cali shire Iyo Ambasador Baashe inay is casilaan sababtoo ah shirkada Maaliyeed ee Wasirka Iyo Ambasadorka ay magacooda ku furteen waana qiyaamo qaran sababtoo ah Shirkad Dowlada Soomaliland leedahay shaqsi magaciis laguma qori karo ayadoo la lee yahay Soomaliland Lama aqoonsana.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.