Ciyaar Saaxibtinimo oo Loogu Dabaal Dagayey Doorashadii Madaxweyne Farmaajo Ayaa Lagu Qabtey Balad Xaawo

ciyaar

Ciyaar Saaxiibtimo oo lagu Maamusaayey Doorashadii Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed cabdul;aahi farmaajo ayaa waxaay dhacday Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo, Munaasabadaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada Baladxaawo,Dhalinyaro, Waxgarad Iyo Ururka Haweenka Barwaaqo ee Degmada Baladxaawo.

Madaxdii Iyo Bulshadii ka qayb gashay Ciyaartii lagu xusaayey Dorrshadii Madaxwaynaha Soomaliya ayaa waxay soo dhaweeyeen Waxqabadkii dowlada Soomaaliya waxayna Dowlada Soomaliya ka codsadeen in dhalinyarada loo dhiso Garoon loo dhiso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.