Maamulka Somali Cable TV ayaa Cambaareeyay xariga sharci darada ee Maamulka Jubbaland uu u geystay Wariye Saabir Cabdiqaadir

Maamulka Somali Cable ayaa waxaa uu canbaaraynayaa xariga Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame “Saabir Honest”oo markii sadexaad si aan sharci ahayn loogu xiray Magaalada KIsmaayo.
Maamulka Talefishinka isaga oo xurmaynaya hanaanka dawlad goboleedka Jubbaland iyo wadashaqaynta ka dhaxeeysa waxaa uu horey uga gaabsaday laba jeer oo ay xoogaga nabad galyada Jubbaland u dhibaateeyeen wariyahaas.
Haddaba Waxaan ka codsanaynaa Madaxwayne Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland in uu si shuruud la

Warbiixntii Somali Cable


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.