Dhageyso:Aabaha Dhalay wariye Saabir Cabdiqaadir oo codsaday in wiilkiisa lasiidaayo iyo ururka Suxiyiinta somaliyeed oo cambareyn usoo jeediyey Maamulka Jubblanad

saabir

Magaalada Kismaayo waxaa maalintii labaad ku xiran saxafi ay shaley xireen ciidamada amniga ee maamulka Jubbaland, wariye Saabir Cabdulqaadir Warsame ayaa la xiray xilli uu waday shaqo uu ku duubayay munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 1-aad ee markii uu madaxweyne Farmaajo xilka qabtay.

Aabaha dhalay Wariye Saabir Cabdiqaadir oo la hadlay VOA ayaa sheegay inuusan ogayn waxa lagu xiray Wiilkiisa waxuuna ka codsaday Maamulka Jubbaland inay siidaayaan, dhanka kale waxaa Ururka suxufiyiinta Soomaalida ee NUSOJ ayaa cambaarayn dusha kaga Tuuray Maamulka Jubbland ee Axmed Madoobe Hogaansho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.