Daawo:Ugaas Taakooy iyo Wafti kasocda Galmudug oo Gaaray Magaalada Dalsan ee Gobolka Galgaduud

ugaas

Wafti Balaaran oo uu hogaaminayay Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Shaakir Cali Xasan oo habeenadii u danbeeyay ku sugaan magaalada Caabudwaaq ayaa gaarey magaalada Dalsan ee gobalka galgaduud waxaana socdaalkiisa ku wehelinayay Ugaas Beesha Sade Ugaas Taakooy, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlad goboleedka Galmudug State Masuulyiinta Maamulka Degmada Dalsan iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa si diiran u soo dhaweeyay Wafdi uu horkacayay Madaxa xukumada Galmudug.

Hoos kadaawo warbixintii Ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.