Daawo:Odayaal & Culumadiinka Minnesota ayaa ku baaqaya in la caawiyo dadka Soomaaliyeed ee lagu xasuuq Itoobiya

culumo usa

Kulan aan caadi ahayn ee ay isugu yimaadeen odayaal Iyo Culimadiinka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxay sopo saareen Baaq ay kudalbanayaan in loo gurmado shacabka soomaliyeed ee lagu xasuuqay Itoobiya, in lajoojiyo Colaada kadhex abuurantat Oromada Iyo Soomalida.

Culumada ayaa waxay ummada uGu baaqeen in loo gurmado dadkii dhibaatada kusoo gaartay degaanka Balbalayte, Maalinta jimcaha ahna Masajidda Maraykanka in lacag loogu aruurinayo walalaha dhiban.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.