Daawo:Beesha Shiiqaal Ayaa Fariin adag Udirtay Axmed Madoobe iyo Shiiq Ummul

suldhaan

Suldaan Muuse macalin fareey oo ah suldanka guud ee gobalada juboyinka ee besha shiikhaaleed aya baaq adag u diray mamulka jubbaland asagoo uga digay dhulboobka Barakacinta ay wadaan. wuxu ka tariqeyay tariqda deganada juboyinka iyo sida belaha ay u kala degan yihiin, dhanka kale wuxu u jawabay hadalki ka soo yeeray Umul

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.