Culumada Boosaaso oo Bulshada Ka codsaday in lacaawiyo wiilkaan dhiban

axmed

qar kamida Culimada Iyo waxgaradka Boosaaso ayaa bulshada usoo bandhigay Axmed Maxamed Yuusuf oo ahaa wiil shaqeysta oo maanta waxba qabsan Karin waxuuna xanuunsan yahay 10 sano, Culumada ayaa waxay uGu baaqeen ummada Soomaliyeed inay ugargaaraan walalkeena dhibaataysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.