Daawo:Jaaliyada Soomaaliyeed ee Uk ayaa taageertay Magaacabista Gudoomiyaha Gobalka Baanaadir Yariisow

nadiifo qaran

Waxaa Magalada Londonn ee Caasumada Wadanka Uk lagu qabtay Munnasabad ay soo qaban qabisay jaaliyada Uk oo ay ku taageerayeenGudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Waxaa Munaasabadaan ka soo qayb galay Xildhibaano, Raysawasarihii hore Soomaliya Nuur Cade, aqoon yahano Iyo qaybaha Bulahsda ee Jaaliyada Uk waxayna dhamantoon uGu hambalyeeyeen Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishi in ilaahay u fududeeyo shaqdiisa waxayna ba;lan qaadeen inay la shaqeynayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.