Ciidamo daacad u ah Xildhibaan Axmed Taajir oo xiray Wadooyinka kismaayo

deg

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan Ciidamo daacad u ah xildhibaan Axmed Taajir ay gooyeen Jidadka Soo gala Magaalada Kismaayo iyo Xabsiga uu Xildhibaan Axmed Taajir ku xiran yahay.

Axmed Taajir ayaa kamida Xildhibaanada Maamulka Jubbaland oo si sharci daro ah ugu xiran xabsi ku yaala Magaalada Kismaayo xariga Xildhibaanka looma marin wax Sharci ah ama Maxkamad waxaana Xarigiisa ka dambeeya maamulka Axmed Madoobe Hogaamiyo oo ku guul daraystay hogaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.