Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2018

Askari Adray ku dilay Beladweyn oo gacanta lagu dhigay.

28th January 2018 admin 0

Ciidamada Militeriga ee Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa gacanta kusoo dhigay Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya , kasoo xalay qof Shacab ah […]

No Image

Soomaliland oo soo wajahday Sicir barar Balaaran

28th January 2018 admin 0
No Image

Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashadii Puntland Oo Xilkii La Wareegay

28th January 2018 admin 0
No Image

Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa Kulan laqaatay Musharaxiinta u tartameysa Xildhibanimada

28th January 2018 admin 0
baarleeex

Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarleex ayaa Ummada Soomaliyeed ka codsaday in Lacaawiyo

27th January 2018 admin 0

Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarleex oo kamida Abwaanada Soomaliyeed oo hada ku xanuun sanaya Magaalada Hargaysa ayaa waxaa ka codsaday Shacabka Soomaliyeed in lacaawiyo, Abwaan Baarlaax […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Addis Ababa

27th January 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo maalinta berri ah uu […]

No Image

Daawo:Gudoomiyaha Cusub Gobolka Banadir ayaa xilkii Wasaarada Warfaafinta ku wareejiyey Wasiir ku xigeenka,

27th January 2018 admin 0

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xilka ku wareejiyay Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ah Wasiir […]

shari

Madaxweynaha koonfur Gabeed ayaa Dhagax Dhigay Waddo Laamiya

27th January 2018 admin 0
xabsi

Daawo:Maxbuus ku dhintay Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho iyo Faah faahin laga bixiyey

27th January 2018 admin 0

Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa waxaa ku geeriyooday mid ka mid ah Maxaabiista ku xirneyd xabsigaas kaas oo ku eedeysnaa fal la xiriira in uu […]

hub

Ciidamada Ammaanka Puntland oo soo bndhigay hub iyo waxyaabaha qarxa

27th January 2018 admin 0

Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta waxa ay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku soo bandhigeen Hub iyo waxyaabaha qarxa, Hubkaan iyo waxyaabaha […]

Wasiirada Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD Oo Maanta Shir Uga Furmayo itoobiya.

27th January 2018 admin 0

Magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wada in maanta uu ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD,kaasi […]

Sawirro:-Goddoomiye Jawaari Oo Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Turkiga

27th January 2018 admin 0

Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga  Waxaa kulan ku yeeshay Godoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga. […]

No Image

Sucuudiga oo sii daayay qaar ka mid ah ragga ugu qani san oo horey loo xiray.

27th January 2018 admin 0

Dhowr ka mid ah ragga ugu qanisan uguna saameynta badan waddanka Sucuudi Carabiya ayaa la sii daayay kaddib markii ay isfagarad dhaqaale la gaareen mas’uuliyiinta […]

puntland

Daawo:Wasiir Ka Tirsan Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa Geeriyooday

27th January 2018 admin 0
No Image

Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

27th January 2018 admin 0

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaaban doona degaanada maamulka Jubbaland. Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes