Ciidamada Ammaanka Puntland oo soo bndhigay hub iyo waxyaabaha qarxa

hub

Saraakiisha Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland ayaa Maanta waxa ay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ku soo bandhigeen Hub iyo waxyaabaha qarxa, Hubkaan iyo waxyaabaha qaraxa oo lagu soo qabtay howlgal la sameeyay ayaa waxa ay ka kooban yihiin Bambaanooyinka nooca Gacanta laga tuuro iyo Rasaasta Madaafiicda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.