Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarleex ayaa Ummada Soomaliyeed ka codsaday in Lacaawiyo

baarleeex

Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarleex oo kamida Abwaanada Soomaliyeed oo hada ku xanuun sanaya Magaalada Hargaysa ayaa waxaa ka codsaday Shacabka Soomaliyeed in lacaawiyo, Abwaan Baarlaax ayaa waxaa Xanuun uga Dhacay Dhinaca Wadnaha Dhaqaatiirta Soomaliyeedna wax loogama qaban karo dalka Gudihiisa Bay dhaheen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.