Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo galabta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo maalinta berri ah uu ka furmi doono Shir Madaxeedka Midowga Afrika.

Shirkan oo ah kii 30-aad ee Madaxda Afrika isugu yimaaddaan ayaa socon doona muddo labo maalmood ah, waxaana sanadkaan looga hadli doonaa xoojinta dagaalka lagula jiro musuqmaasuqa oo ay hoggaamiyeyaasha Afrika.

si wadajir ah uga shaqeyn doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.