Sawirro:-Diyaar Garoow Ka Socda Magaalada Hobyo Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan

farmajo

Wefdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa qeyb ka ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Xildhibaano iyo Wasiiro.

Madaxweyne Faramajo ayaa markii uu tago Magaalo Xeebeedka Hobyo uu dhagaxdhigi doono Dekada Magaalada Hobyo oo la doonayo in dib loo furo.

Magaalada Hobyo ayaa waxaa haatan ka socota diyaar garoow ku aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.