Madaxwayanaha Soomaliya ayaa Bulshada Cadaado ku Raaligaliyey Mashaariic iyo inay Noqoto Xarunta Barlamanka Galmudug

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmajo Iyo wafti uu Hogaaminaayo oo kaso Kicitimay Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay soo gaareen Magalada Cadaado, waxay kulan la qaateen waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Cadaado.

Madaxwaynah Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ka qanciyey Odayaasha tabashada ka keenay heshiiskii Ahlu Sunna iyo Galmudug ay ku midoobeen Arimaahaan Hoos Ku qoran asagoo balaqaad usameeyey.

1:-Magaalada Cadaado ayaa fadhiga Baarlamaanka Galmudug ahaan doonto halka Caasimadda Galmudugna ay tahay Magaalada Dhuusamareeb

2:-Magaalada Cadaado ayaa loo dhisayaa Garoonka Diyaaradaha iyo Xabsi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.