Daawo:Xaaf Maxay ugu kala duwan yihiin Dhagax dhiga Gekada Hobyo iyo Kan Jamacada Ummada Faraceeda Caabudwaaq,

xaaf

Wafti balaaran oo Hogaaminaayo Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa degmada Caabudwaaaq kaga qayb munaabad lagu furaayey Jaamacada Ummada Xarunteeda Guud ee Galmudug, Munaasabadii furitaan Jamacada Ummada ayaa Madaxwaynaha Galmudug ka horyimid in Caabudwaaq laga dhigo Xarunta Guud ee Jaamacada ummada qayteeda Galmudug.

Maanta Mar uu Madaxwaynaha soomaliya dhagax dhigaayey Dekada Hobyo xaaf wuxuu dhacay Saaxafada Camerada Kamerada lagu aadiyo si loo wada arko, hadaba maxay ku kala duwan yihiin Mashaariicda Galmudug laga dhagx dhigaayo, maxay tahay sababta Xaaf ula dagaalsan yahay Bulshada Caabudwaaq.

Ugu Dambayn Maxaa la quman Xildhibanada Heer Federtaal Iyo kuwa maamul Goboleedka Galmudug Iyo Bulshada Kasoo jeeda waqooyiga Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.