Madaxweynaha Somalia Oo Maanta Tagaya Magaalada Hobyo

Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Somalia oo xalay ilaa shalay ku sugnaa magaalada Caabud-waaq ee G/Galgaduud ayaa maanta lagu wadaa inuu tago Magaalda Hobyo.
Safarka Madaxweynaha uu ku tagaayo Magaalada Hobyo, ayaa wuxuu la xiriira sida ilo lagu kalsoonyahay  Sheegeen dhagax dhigida dhismaha Dakadda magaalada Hobyo oo maamulka Galmudug ay si wayn u daneynayaan.
Wafdi Xildhibaano iyo Senetaro isugu jira ayaa gaaray shalay Magaalada Hobyo si ay halkaasi ugu sii diyaariyaan soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigiisa loo sameynaayo.
Safarka Madaxweynaha uu maanta ku tagayo Magaalada Hobyo, kadib ayuu Madaxweynaha wuxuu tagi doonaa Magaalada Cadaado, si loo qanciyo Bulshada degta Magaaladaasi oo tabasho qabta

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.