Daawo+Sawiro:Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Booqday Jamacada Ummada qaybteeda labaad ee Caabudwaaq

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Boqolaal Bulshada Caabudwaaq ah kula kulmay Jaamacadda Ummada qaybteeda labad Waxaana uu sheegay in Jaamacaddaha ay yihiin hal qura, waxaana Madaxwaynaha Iyo waftigiisa uga mahad celiyeen sida wanaagsan ee loogu soo dhaweeyey degmada Caabudwaaq

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxaa uu tilmaamay in waxkasta oo hormar ah lagu gaari karo In lahelo amni Dowladuna ay diyaar u tahay in Bulshada adeeg walba oo ay ubaahan yihiin ay u qabanayso.


cw

cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.