Akhriso:Gudoomiye jawaari oo sheegay Maqaalka Muqdisho waxaa Go’aan ka gaaraya Labada Aqal

jawari

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go’aan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka, Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku baaqay in la dhowro dastuurka iyo Dowladnimada,ka go’aan gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay awood gaar u ah Baarlamaanka.
jaawri

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.