Madaxwaynaha Soomaliya oo gaaraya Magaalada Caabudwaaq

wafti balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxwaynaha Soomaliya Ayaa Soo gaaray Magaalada Caabudaaq Kuwaas oo socod dhulka kusoo maray Degmada Balanbale Iyo Xeraale, Madaxwaynaha Iyo waftigiisa ayaa Kusugnaan doono Degmada Caabudwaaq halkaas oo kulamo laqadanaayo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Mardhow lasoco Masawiro Iyo video

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.