Tacsi Tiiraanyo leh allaha Unaxariisto Shiekh faarax Xasan Deer oo ku geeriyooday Garbaharay.

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Allaha u naxariisto Shiekh faarax Xasan Deer ayaa xalay ku geeriyooday Magaalo madaxda gobolka Gedo ee Garbahareey waxaana illahay looga baryayaa in illaahay dambigiisna dhaafo eheladii uu katagayna Samir Iyo iiman kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.