Daawo:Wasiirka wasarada Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay 33 alshabab ah dileen

jana

Wasiirka Wasarada amniga ee Dawlada Goboleedka Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur “Janan” ayuu waxuu ka war bixiyey howlgaladii ugu danbyeye ee Ciidamada Jubaland ay ka sameeyeen Deegaanada beerxaani ,kaanjiroon Araaro iyo Jamaame kuwaasi guulo wayn laga gaaray waxaan hawl galkaas lagu dilay in kabadan 33 ka tirsan maleeshiyaadka Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.