daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si deeran loogu soo dhaweeyey Guriceel

guricel

Wafdigani uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mafane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey, Waxaa ku soo dhaweeyey halkaasi mas’uuliyiinta maamulka,waxgarad iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada,iyadoo amaanka magaaladaasi siweyn loo adkeeyey.

Madaxweynaah Soomaaliya waxaa ku wehliya safarkiisa madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.