Fanaaninta Soomaliyeed ee London iyo Kuwa Caabudwaaq kusugan ayaa ka tacsiyeeyey Geeridii Mama Dalays

dalays

Allaha Unaxariistee waxaa Magaalada Toronto ee Dalka Canada ku geeriyootey Fananadii waynayd Khaadiijo Cabdulaahi Camay “Mama Dalays” waxaana lagu qabtay TVga Horn Cable xaruntiisa London Barmaamij gaara oo ay ka qayb galeen Fanaaniinta kale ah Qamar Cabdulaahi Harawe, Cabdirisaq Gaadaco, qadijo ceeragaabe,amaano shoobaro,Sureer ahmed,Khadiijo Guuro Iyo Faananiinta Kusugan Magaalada Caabudwaaq oo kala ah Fadumo Nakruumo, Cadar Faanto Iyo shamali axmed Shamaali.

Fanaanaintaan Iyo Bulshada Soomaliyeed ayaa waxay ilaahay uga baryeen in janadii geeyo dambigeedana dhaafo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.