Daawo+Sawiro:Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo gudoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad, ayaa caawa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ku soo dhaweeyeen 41 maxaaabiis dhalinyaro Soomaaliyeed ah, oo ku xirnaa dalka Hindiya Kuwaas oo dib u helay xoriyadoodii ka dib dadaalo badan oo ay samaysay dawladda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.