Daawo:Axmed Madoobe oo la ogaaday inuu kadambeeyey Kacdoonkii Cadaado iyo waxgaradka oo sheegay inay taageersan yihiin Galmudug

axmed madoobe

Warbaahinta Soomaliya ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay laga siidaayey in Bulshada Cadaado kasoo horjeedaan Heshiiska Galmudug Iyo Ehlusuna Iyo Hadalo sheegayay in Madaxwaynaha Galmudug laga maamnuucay Magaalada Cadaado.

Wararka aan kahelayno magaalada Cadaado Iyo kooxihii bananbaxa sameynaayey oo ula xariiray wariyaha Gedotimes ee Magaalada Cadaado ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe qarash ku biyey kuna lug lahaa Bananbaxyadii Iyo wararka laga siidaayey Warbaahinta ee looga soo horjeesto heshiiska Galmudug Iyo Ehlusuna ku gaareen Magaalo Madaxda Galmudug ee dhuusamreeb.

Dhanka kale waxgaradka Cadaado ayaa waxay Sheegeen inaan waxba kajiran Hadalada kasoo yeeray dad waraaqo meelo laga keenay watay, waxbana majiraan waana arin lab la kaca waaye dowladaan taageersan nahay, Cadaadona cidna kama xirna Galmudug baan nahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.