Magaalada Caabudwaaq oo u diyaar Garoowday Soo dhaweynta Madaxwaynaha Soomaliya”Sawiro”

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wafti balaaran oo uu Hogaaminaayo ayaa waxay kusoo wajahan yihiin Degmada Caabudwaaq, madaxda Iyo shacabka Caabudwaaq ayaa wxaya maal mihii dambe ku jireen qaban qaabadii Madaxwaynaha Somaliya Iyo waftigiisa waxaana magaalada lagu sharxaya calanka Soomaliya Iyo masawirada Madaxada dowlada Soomaliya, waxaa kaloo darbiyaha guryaha lagu sharaxay Calanka Soomaliya.

waxaa kaloo magaalada Caabudwaaq ku qulqulaaya Fananiin, xildhibaano, Iyo marti sharaf kale si ay uga qayb galaan soo dhaweynta Madaxwaynaha Soomaliya.

Hoos kadaawo Haalka jamacada Galgaduud oo loo diyarer
cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.