Daawo:Baarlamaanka Puntland oo xukuumadda ka dalbaday in ay difaaca Puntland

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo kulan aan caadi ahayn ku yeeshay Magaalada Garoowe ayaa xukuumadda kaga dalbadeen in ay xoogga saarto sidii degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay dib ugu celin lahaayeen gacanta Maamulka Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.