Raysawasare Khayre oo ku amray Hay’adaha Smafalka inay uusoo guuraan Muqdisho

Raysawasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu ku amaray Hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Soomaliya oo aan xafiiskooda ahayn Soomaliya inay usoo wareegaan Magaalada muqdisho, Raysawasaare Khayre ayaa sheegay wadanka waa isbadalay amaankiisana waa fiican yahay mana aqbalayno in hay’adaha Kenya iska daganaadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.