Qallaafoow oo markale loo Magacaabay Gudoomiyaha D/Beladweyn.

Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan  ayaa waxaa ka dhacay Munaasabada u xilka kula wareegayo  Guudoomiyaha degmada Baladweyne.

Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday Guudoomiyaha degmada Baladweyne Aadan Axmed Xeefow kaaso muddo dhowr bilood ah xilkan hayay.

Guudoomiyaha Cusub ee degmada Baladweyne ayaa loo magacabay  Maxamed cismaan cabdi qalafow oo horey u soo noqday Guudoomiyaha degmada Baladweyne.

Maamulka Hirshabeelle ayaa dhowr mar isbedel ku sameyay Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne.

Qallaafoow ayaa xilka Guddoomiyaha Beledweyne waxaa 9kii Bishii January 2017kii ka qaaday Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.