SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray  Caasimadda Maamulka Galmudg Ee Dhuusamreeb.

Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta.

Horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxda Hirshabelle iyo Puntland.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.