Maamulka Dooloow iyo Haya’daha samafalka oo booqday dadka barakacayaasha

doolow

Maamulka Degmada doolow oo waheliyaan qaar kamida Hay’adaha samafalka ayaa waxay booqdeen xerada Qansaxlay oo ay kusugan yihiin barakacayaal badan oo aan helin cawimaadii ay ubaahnaayeen, Gudoomiye kuxigeenka degmada Doolow Aadan Barre Cali Iyo Madaxa Mashariicda Hay’adaha Maxamed Xuseen Cabdi ayaa dhankooda sheegay in lasoo caawiyo barakacayaasha Xerada Qansaxlay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.