Madaxwayne Kuxigeenka 1aad Jubbaland ayaa kaqayb galay Mashruuc lagu hormarinayo degmooyinka Jubbaland

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid aadan ayaa kaqayb galay mashruuc lagu hormarinaayo degmooyinka xorta ah ee Jubbaland, mashuuracaan ayaa waxaa laga rabaa in degmo kasta soo bandhigto baahiyaheeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.