Dhagesyo:Wasiir Qarjab oo Fariin adag u diray Somaliland

qarjab

Dhawan abay ahayd amrkii Somaliland aya qabsatay tuulada Tukaraq ee gobolka sool hdaba waxaa ka hadlay dulaanka Somaliland ay soo qaaday Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Cabdi Xiri Cali Qarjab waxuuna si kulul uga hadlAy weerarkii Soomaaliland ay ku qabsadeen deegaanka Tukaraq, Waxaana uu sheegay in Puntland ay qaadi doonto tallaabo deg deg ah oo laga jawaabayo weerarkaasi gacmahana kama laabanayno weerarka gardarada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.