Daawo:Ciidamada Booliska oo Howlgal Ku Soo Qabtay Dhalinyaro Dhici Jirtay Shacabka

boolis

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka Booliska ay kuso qabteen ragan ayagoo ku howlan dhac ay u geysanayeen dad shacab ah.
General Qaasim Axmed Rooble Afhayeenka ciidanka Booliska ayaa shacabka ku amaanay xiriirka ay la sameeyeen booliska,isagoo sheegay in waxyaabaha maanka dooriye ay qatar ku yihin hab dhaqanka iyo caafimaadka bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.