Daawo:Abuukar Cawaale oo Fariin uu kawaday Xuseen Shir Ciyaar Jecel Gaarsiiyey Bulshada Caabudwaaq

abuukar

Waxaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud kusii qul qulaya qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaliya, waxaana maanta Gaaray Degmada Caabudwaaq Gaaray Abuukar Cawaale “Qaad Diid” asagoo sheegay inuu Cabduwaaq u yimid sidii uga wacyi galin lahaa Bulshada cabudwaaq ka hortaga Khaadka Iyo dhibka uu lee yahay.

Dhanka Kale waxuu Abuukar caawaale gaarsiiyey Bulshada Caabudwaq fariin uu kawaday Xuseen shire Ciyaal Jecel oo kamida kooxda Qaylo dhaan waxayna ahayd “War Dowladaha Dariskeena Dalkooduu kabaxaa war dadkoodu ma cunaan dalkeenay udiraan doolarkeenay gurtaan oo dadyarteenay kudilaan oo dalkeenay ku dushaan oo daqligooday ku kabtaan oo dalkooda bay kudhistaan”

dhawaan ayaa lfilayaa in Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaaje Iyo wafti uu hogaminaayo kusoo wajahan yihiin Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.