Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Dhusamareeb

farmajo

Madaxwaynaha Soomaliya Iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray Xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ee dhusamareeb, Madaxwaynaha Iyo waftigiisa waxaa Mareer gur oo u jirta 30 kilomatir dhuusamareeb uga hortagay wasiirka koowaad ee Galmudug Shiiq maxamed shaakir, Madaxwaynaha Hirshaabe,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir,Gudoomiyaha barlamanka Hirshabeel Iyo masuuliyiin kala duwan sida xildhibaanada laba aqal ee soomaliya.

Madaxwaynaha Iyo waftigiisa markay soo gaareen Dhuusamareeb ayaa waxay socod ku dhexmareen magaalada gudaheeda halkaas oo safnaayeen kumanan dad oo ku dhawaaqaya Madaxwayne Soo dhawoow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.