Daawo:Madaxwaynaha soomaliya ayaa si diiran loogu soo dhawayey Cadaado

farmajo

Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.