Daawo:Madaxwaynha soomaliya oo laga codsaday inuu wax kaqabto dhibka Itoobiya Kuhayso xuudada soomaliya

Madaxwaynaha soomaliya ayaa waxuu socdaal nabadeed kumarayaa Maamul goboleedka Galmudug waxaana dhawaan laga faliyaa inuu yimaada Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxana degmada Caabudwaaq ka socota qaban qaabadii lagu soo dhaweeynaayey Madaxwaynaha soomaliya waxaan magaalada Gudaheeda ku arkaysaa Calanka Soomaliya oo lagu sharxay Magalada Iyo masawirada Madaxada soomaliya.

Bulshada Caabudwaaq oo wariye Mahad Bashiir oo ka hawlagal Somali Cable makrofoonka la dhexmaray sida ay u arkaan booqaashada Madaxwaynaha ayaa waxay sheegeen inay ku faraxsan yihiin imaatinka Madaxwaynaha Soomaliya si fiicana uGu diyaar garoobeen.

Bulshada Caabudwaaq aya sheegtay inay Madaxwaynaha Iyo waftigiisa ka codsanayaan inuu wax ka qabto baahiyaha kajira waqooyiga Galgaduud sida.

1:-Aminga

2:-Horumarka Bulshada sida Waxbarashada, Caafimaad, dhismaha wadooyinka, Garoonka diyaradaha, Jaamacada kaabayasha Bulshada

3:-Dhibaatada Itoobiya ku hayso xuduuda Itoobiya lawadaagto Soomaliya laga bilaabo gobolada waqooyi ilaa Koonfurta

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.