Wafti isugu Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gaaray dhusamareeb si ay uga qayb galaan soo dhaweynta Madaxwaynaha Soomaliya

fiqi

Wafti ka socda Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa waxay soo gareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, Waftigaan ayaa waxaa kamida Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Senator Jawaahir Axmed Cilmi, Xildhibaan Axmed Macalin fiqi, Xildhibaan Cabdi Casiis iyo Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin, Generaal Xaashi Cali Baraale, General Galaal iyo General Suubxaanyo.

Ujeedka ay Utageen Masuuliyiintaan ayaa ah siday uga qayb gali lahayeen soo dhawaynta Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cbdulaahi Farmaajo oo kusoo wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.