Waan Waan lagu sii deynayo Xaliimo yarey oo Dhuusamareeb ka socoto.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.