Daawo:Ururka Ardeyda Kismaayo oo Doortey Gudoomiye

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacaday Munaasabad lagu caleemo saarayey Gudoomiyha ardayda Iskuulaadka Kismaayo oo ka qayb galeen macalimiinta Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Kismaayo, gudoomiyaha ardayda Kismaayo Cabdi majiid ayaa sheegay inay wada shaqayn wanagsan yeelanayaan ardayda Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.