Daawo:Isimada Puntland ayaa si adag uga hadlay Dulaanka qar iskatuurka ah ee ay ku kaceen Somaliland

Isimada Puntland ee kasoo jeeda Sool,Sanaag Iyo cayn oo shir ku yeeshay deegaanka Buurowadle ee Gobolka Sool ayaa sheegay in jawaab laga bixiyo dulaanka ay soo qaadeen Somaliland waxayna uGu baaqeen shirwayne guud oo laysugu yimaadaan waxgaradka Puntland.

Isimadaan ayaa cilaamiyey dagaal ka dhan ah soomaliland ayakoo sheegay qof kasta inuu qoriga qaadto oo meel looga soo wada jeesto gardarada Somaliland, waxayna baaq udireen beesha Dhulbahante inay diyaar garoowaan oo difaacdaan dalkooda ayna midoobaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.