Daawo:Jareer weyn oo ka dhiidhisay dilka gardarada ah ee loo geestay Wiil iyo BananBaxyo rabshado wata oo kadhacay kismaayo

jarer

Warar nagaso gaaray magalada kismaayo ayaa sheegaya in banaanbax kasoconay kaso loga soo horjeedo dil loogestay wiil dhalin yaro ah oo si gardaro ah loo dilay, wiil kaso kaso jeedo qomiyada jareer weeyn.

Qomiyda jareer weeyn ayaa ka dhiidhisay dilka gardarada ah ee loo geestay wiilkaas taa soo rabshado kasameeyen Magaalada Kismaayo waxayna Xireen wadooyinkii Kismaayo ayaa ku dhawaaqaya Waa in lahorkeena cadaalada kuwii dhib kaan gaystay.

Mgaalada kismaayo ayaa maamulka gacanta Kuhaya waxay kawadaan dilal,dhac,boob hantida shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.