Daawo:Cadaado oo si wanagsan looga diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxwaynaha Somaliya iyo Wasiiro,Xildhibaano gaaray

Waxaa Magaalada cadaado Si xoog leh uga socda qaban qaabadii soo dhawaynta Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmajo wiyo waftiga waheliya, Waxaa Maanta Magaalada Cadaado soo gaaray wafti isugu Jira Wasiiro, Xildhibaano Iyo waxgarad oo kazoo kici timaya magaalada Muqdisho si ay uga qayb qaataan Soo dhaweeynta Madaxwaynaha Soomaliya.

Waftigaan soo gaaray Magaalada Cadaado ayaa waxaa kamid ah Wasiir Dowlaha Hawlaha Guud Iyo guryeynta Somaaliya Iyo Xildhibanada Dowlada federaalka Soomaliya Iyo Xildhibaanada Galmudug waxaana uGu horayn kusoo dhawweyey waftigaan garoonka Cadaado Wasiirka Maaliyada Galmudug Saciid siyaad waxuuna sheegay dhamaanteen waxaan diyaar unahay inaan soo dhaweyno Madaxwaynaha Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.