Xaflad Xariga looga jaaraayey xarunta Taliska Asluubta ayaa Muqdisho kadhacday

asluubta

Waxaa Magaalada Muqdisho kadhacay Munaasabad Xariga loo jaraayey Xarunta Ciidanka Asluubta Ex Kontorool waxaana ka qayb galay Wasiirka Cadaalada Soomaliya Xasan Xaaji,Saraakiil katisran Ciidamada Iyo xilidhaabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.