![faroole-haaf farole](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/04/faroole-haaf.jpg?resize=525%2C350&ssl=1)
Madaxwayne hore ee Puntland Senator Abdirahman Farole oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq isagoo ku baaqay in colaadada la joojiyo dhaliila u jeediyey Madaxwaynaha Puntland iyo Gudomoye ku xigeenka Barlamanka Somaliland oo hadalo xanafle Warbaahinta u adeegsaday
Leave a Reply