Daawo:Gudoomiye jawaari ayaa Salaan uu ka siday Madaxwaynaha soomaliya Gaarsiiyey Nabadsugida qaranka

jawaari

Guddoomiye Jawaari ayaa Waxaa uu Hambalyo Leeyahay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed NISA oo u dabaal dagaya Xuska Sanadguuraddii 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay sanadkii 1970, Howsha adage e qaranka aad u heysaan Alle ha idinla garab galo.

Gudoomiyaha Jawari ayaa waxauu salaam uu ka siday Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo gaarsiiyey Madaxda,sarakiisha,asakarta Iyo qoysaskooda waxuuna madaxwaynaha Soomaliya u jaeeyey Barwaaqo Guul iny sanadkaan kiisa kale ku gaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.